Xidiga Pawan Kalyan Ayaa Magaca Filimkiisa Xige Maanta Ku Shaaciyay Twitteriisa Cusub

Pawan Kalyan Filimkiisa Xiga Ayaa Loo Bixiyay Magac Cusub Filimkaan Jacaylka Oo Uu Wado Xidiga Reer Koonfurta Pawan Kalyan Ayaa Loogu Magac Daray Agnyaathavaasi Waa Filim Uu Ku Jilaayo Qof Shaqadiisa Ay Tahay Arimaha IT-da.

Xidiga Ayaa Maanta Magaca Filimkiisa Cusub Ku Shaaciyay Maanta Twitterkiisa Cusub Waana Filim Sidoo Kale Ximbaarsan Jacayl Wacdaradiisana Wata Maadaama Xidigaan Loogu Bartay Filimada Heerka Sare Ah.

Hoos Ka Arag Magaca Iyo kaartada Filimka Agnyaathavaasi.

SHARE

Leave a Reply