Wax Ka Ogow Labiska Loo Yaqaan Golden glory Ee Xidigaha Sida Deepika Padukone, Malaika Arora, Alia Bhatt

Waa December Waana Bisha Ugu Dambeysay Ee Sanadka Waqtigga Ayaa Kugu Dhaafaayo Si Dhaqsi Ah Shali Ayay Ahayd Markii Aan La Heen Waa Sanada Cusub Ee 2017da Waxaana Hada Joognaa Isla Sidii Aan Sanadaan Usoo Dhaweynay Aan U Imaano Dulucda Barnamijka Sanadu Waa Dhamaad Waxaa Jira Inta Badan Wararkeena Inaa Ku Eegno Waxaa Sanadaan Oo Idil Dhacay Anagoo Aan Maalin Walba Wax Un Idin La Wadaagi Doono Maanta Oo jimca AH Waxaan Eegi Doonaa Labiska Xidigaha Ee Sanaadkaan La Imaadeen Kuwooda Ay Iyagu Un Lagu Arkay Ama Lagu Bartay Oo Soojiidashadana Usaaxibka Ah.

Waxaa Jira Sawiro Iyo Labis Magacyo Gaar Ah Loola Baxay Waana Idin La Wadaagi Doonaa Ee Hoos Ka Arag.

1:Dahabka Sanadka

Shimmer (2)

Xalqadaan Waxaa Ku Midowbay Sida Kareena Kapoor Khan Suhana Khan Malaika Arora Iyo Disha Patani, Waana Nooca Labiska Dahabka AH Oo Soojiidasho Leh.

2: Fanaanadaha Loo Yaqaan Slogan-ka

teaser

Labiskaan Laga Isticmaala Paris Iyo New York Waxaa Iyanna Ku Midowbay Deepika Padukone, Alia Bhatt Iyo Anushka Sharma

3: Dharka Loo Yaqaan Hubi Saaxibka

Checkered

Hubinta Marnaba Qalad Kama Imaado Qaybtaana Waa Malika Arora  Alia Bhatt Iyo Kangana Ranaut Oo Ah Dharka Saaxibka Lagu Ogaado.

4: Dharka Loo Yaqaan Cabirka Waa Sheyga Xiga.

Sheer-new-1

Dharkaan Ayaa Waxaa Deepika Padukone Ay Usoo Xiratay Cannes 2017da Ee Paris Lagu Qabtay Waxaana Xigay Malaika Arora and Athiya Shetty Oo Iyanna Goobaha Fagaaraha La Imaadeen.

5: Dharka Loo Qayaan Sanadka Midabka

black-and-white1

Waxaan Xili Walba Ogaanaa Ama Aan Ognahay In Dharka Leh Midabka Cadaanka Iyo MAdowgga Ay Yihiin Dhar Iska Sahlan Hadii Xita Aysan Ahayn Qof Fashion Ah Aanba Marne Qalad Galeen, Waxaana Ku Midowbay Xalqadaan Maliaka Arora Alia Bhatt Iyo Athiya Shetty.

Dhamaad.

SHARE

Leave a Reply