(Video) Salman Khan Ayaa Booqasho Kidis Ah Ku Tagay Kooxda Filimka Fukrey Returns Kana Talo Bixiyay Hees Filimka Ku Jirta

Salman Khan aka Bhai Jaan of Bollywood Ayaa Booqasho Ku Tagay Studiyaha Mehboob Studios Ee Ku Sugnaayeen Kooxda Filimka Fukrey Salman Khan Kaliya Lama Sheekaysan Kooxda Filimka Wuxuu Kaloo Talo Kasiiyay Heesta Filimka Ku Jirta Ay Soo Socota Ee La Dhaho ‘Tu Mera Bhai Nahi

Pulkit Samrat, Varun Sharma, Richa Chadha and Manjot Singh Ayaa Ku Mashquulsanaayeen Xayeeysiin Usameynta Filimkooda Xiligii Uu Salman Khan Kaga Yaabsaday Booqashada Uu Ku Yimid Studio Mehboob, The Fukra gang Oo Ah Soosaaraha Heesta Ayaa Qaadeen Magaca Uu Salman Khan Heesta Ubixiyay Ee ‘Tu Mera Bhai Nahi Hai’ Kaasi Oo u Saabsan Hees Ay Labo Saaxibo Ku Muujinaayeen Jacaylka Iyo Saaxibtinimada Ka Dhaxeyso.

Salman Khan Imaatinkiisa Goobta Iyo Xiiso Uqabay In Lala Wadaago Heesta Ayuu Salman Khan Ka Helay Heesta Kuna Yiri “Bahot Acche Oo Lamicno Ah Aad U Fiican,

Hoos Ka Arag Muuqaalka UU Salman Khan Heesta Lagu Tusinaayo.

Excel Entertainment Oo Ah Shirkada Filimka Maalgelisay Ayaa Sanadii 2013kii Dadka Kaga Yabsatay Filimka Oo Noqday Mid Guulaystay Kaliya Box Office-ka Guul Kama Gaarin Wuxuu Kaloo Dagey Qalbiyada Dadka Filimka Daawaday Waana Sababta Keentay In Qayb Labaad Laga Sameeyo Ee La Dhaho Kukrey Returns Waxaana La Daawan Doonaa  8 December 2017

SHARE

Leave a Reply