(Video) Kareeena Kapoor Inay Tahay Qof Qurxoon Modelkana Heerka Gaartay Muuqaalkaan Ayaa Kuu Cadeenaayo

Waa Wax Fudud Inaa Aragto Sababta Uu Manish Malhotra Kareena Kapoor Kahn Ugu Xusho Modelka Xidigta Quruxlayda Oo Sanadii Hore Noqotay Hooyo Ayaa Dhawaan Dhameysay Duubista Filimkeeda Veere Di Wedding, Kadib MArkii Ay Iska Soo Dhigtay Culayskii Ay Ka Dhaxashay Uurkeeda, Kareena Ayaa Kusoo Laabatay Dheesha Meesheeda Ugu Sareysa.

Maadaama Ay Uurlahayd Hadana Kama Aysan Mashquulin Xayeeysiinta Ay Sameyn jirtay Sawirada Ay Majaladaha Ay Ka Qaadijireen Kama Gamban Camera-da, Dhawaan Ayay Gym-Ka D=Gashay Waxayna Iska Dhintay Culayskii Saarna Xidigta Ayaa Dib Ula Midowday Saaxibkeeda Manish Malhotra Waxayna Shaqo Model Ay Ka Haayaan Kenya Nairobi.

Hoos Ka Arag Sawirada Iyo Muuqaalada Kareena Kapoor.

Xidigta Ayaa Waxay Ku Qaadanaysaa Inay Masraxa Dhar Ku Xayeeysiiso Muda Lix Saacadood Waxayna Dib Ugu Soo Laaban Doontaa Mumbai Oo Howlaheeda Kale Ay Gudagali Doontaa.

 

 

SHARE

Leave a Reply