Suriya FilimkiisaThaanaa Serndha Koottam Oo Uu Soo Gaba Gabeeyay Duubistiisa

Duubista Filimka Suriya Ee Thaanaa Serndha Koottam Ayaa Ugu Dambeyntii Waxaa Lagu Soo Gabe Gabeeyay Magaalada Chennai Waxaa Dhmaystirka Raacsanaa Hees Ay Wada Duubeen Suriya Iyo Keerthy Suresh Oo Markooda Ugu Horeeyay Ku Midowbeen Filim Uu Director Ka Yahay Vignesh Shivan, Filimka Ayaa Waxaa Soo Saaray Gnanavel Raja of Studio Green.

Muuqaalka Kooban Ee Filimka Ayaa Waxaa La Soo Saaray Maalin Ka Hor Ee Qaybta Hoose Ka Daawo.

Kooxda Filimka Ayaa Waxay Rabaan Inay Soo Saaraan Album-ka Filimka Oo Uu Garaacay Anirudh Ravichander, Waxaana Door Muhiim Filimka Ku Leh Senthil, Ramya Krishnan, Waana Filim Dib Loo Sameenaayay OO Ay Wada Sameeyeen Akshay Kumar, Anupam Kher, Manoj Bajpayee and Kajal Aggarwal Ee Special 26.

Thaanaa Serndha Koottam Ayaa Waxaa La Daawan Doonaa 2018ka, Waxaana Laga Yaabay Inay ISku Waqti Noqdaan Vijay Sethupathi, Gautham Karthik Iyo Niharika Konidela Filimkooda  Oru Nalla Naal Paathu Solren, Vishal, Samantha Filimkiisa  Irumbu Thirai Iyo Prabhu Deva, Hansika Filimkooda Gulebagavali.

SHARE

Leave a Reply