Sonu Nigam

Image result for Sonu NigamSonu Nigam

Wuxuu Dhashay 30 July 1973 Sonu Nigam Waa Heesaa Sameeya Playback Singer Oo Ku Heesa Luqadaha India Iyo Kannada Wuxuu Ka Qayb Qaatay Tiro Filimo Ah Xidiga Ayaa Xirfada Heesaha Ku Bilaabay O Aasman Wale Ee Filimka Aaja Meri Jaan. Sonu Ayaa Ka Soo Shaqeeyay Barnaamijka Music-ga Ah Ee Sa Re Ga Ma Pa Sanadihii 1995tii Ilaa 1999kii  Wuxuuna Sanadka Koowaad Ee Barnaamijka India Idol Ka Noqday Dhax Dhaxaadiye Sonu Nigam Ayaa Helay Abaalmarino Uu Ka Kal Helay Shirkadaha GIMA Awards, IIFA Awards iyo Filmfare Awards.

Heesihiisa Ugu Caansan Waxaa Ka Mid Ah…

  • Kal Ho Na Ho
  • Mere Haath Mein
  • Yeh Dil Dewanna
  • Soniyo
  • Suraj Hua Madham
  • Abhi Mujh Main Kahin
  • Main Agar Kahu
  • Dewanna Tera
  • Kabhi Alvida Na Kehna
  • Tenu Leke

Image result for Sonu Nigam

Image result for Sonu Nigam

 

SHARE

Leave a Reply