Sonakshi Sinha oo hee!!!!!! Soo bandhigatay qurux aan caadi eheen..

Sonakshi Sinha:oo soo bandhigtay qurux mucjiso  laku tilmaamay goor ey samee neesay xayeesiin dhinaca dharka ah.

 

Hadaba waa Sonakshiye ayaa ha shiqsi madab aad u qurux badan leh siiba madabkauku qaalisay oo ah madabka dahabiga ama (Gold color) oo illahay kumaneestay hadaba waxa ey soo bandhitay dharka caruuzyada oo aad iyo aad  uku soo baxday xerashihiisa ayaa noqotay mid uun iyada la la raaco sawirida iyo camerida iyadooo u moodo in ey iyada goobta qabsatay.

 

 

 

Sonakshi waxa ey qabsatay good ahaan meesha laku dhigayey showga Fashionka iyada kaliya ayaana laga hadal haayey guud ahaan dadka meesha ku sugnaay oo dhan iyadoo  amaan sida  roobkii oo kale looku quwaayey amaantaa hadaan mid ama 2 kaxusno ayey kala ahaayeen in laku dhahay Sunagshi waxa ey leedahay heebad iyo qurux aan caadi eheen waana boqorada marnaba laka loolin karin barxada fashionka laku soobandhigo mana ahan amaan mitaas oo weybo tahay sidaas.

Sawiradaani waa riyad Sonakshi majoojin karno indhaha neh kama xeran karno sida ey u cadaha eena u iftiimeeso boqorada maslaxa fationka waana u hibeenay in ey ku sii nagaato maslaxa iyadoo la xaqiri karin sida ey uku soo baxeeso xerashada dharka taash ka ah waana uku hambalyee heenaa Sonakshi. 

SHARE

Leave a Reply