Sidharth Malhotra VS Akshay Kumar, Padman VS Aiyaary Filimada Sanada 2018da Ugu Horeeya Ee Isku Dhici Doonaan

26 January2018ka Waa Maalin Bollywood-ka Ku Weyn Lana Arki Doono Isku Dhaca Ugu Weyn Ee Sanadka Waxaana Fooda Isdari Doono Aiyaary Oo Uu Wado  Sidharth Malhotra Iyo Akshay Kumar Oo Wada Padman Waa Isku Dhaca Koowaad2018 Sanadka Ayaa Ku Bilaabanaayo Isku Dhac Weyn OO Ay Yihiin Sidharth Malhotra-Manoj Bajpayee Oo Isku Dhinac Ah Iyo Akshay Kumar-Sonam Kapoor.

Sidharth Malhotra’s Aiyaary & Akshay Kumar’s Padman To Be The First Clash Of 2018

Kadib Markii Loo Arkay In MAalinta Jamhuuriga India Inay tahay Maalin Ku Mac In Filimada La Saarto Box Office-ka Ayaa Waxaa Iyanna Xigay In Maalmaha Caalamiga Ah Filimada Dadka Maalgaliya Ay Isku Dagaalaan, Sanadkaan Waxaan Aragnay Inay Isku Dhaceen Filmada Raees Iyo Kaabil Ay Wadaan Shah Rukh Khan Iyo Hrithik Roshan 2018kana Waxaan Aragnaa Isku Dhaca Director Neeraj Pandey Iyo Jilaa Akshay Kumar.

Labadaan Ayaa Ah Kuwa Isku Dheer Waxayna Ka Wada Shaqeeyeen Filimada Sida Special 26, Baby, Rustom, Toilet: Ek Prem Katha Iyo Naam Shabana, Waana Kuwa Wada Shaqeyn Weyn Soo Dhaxmartay Hadana Waqtiga Ayaa Kulansiiyay.

SHARE

Leave a Reply