Shahrukh Khan

Dhashay: November 02,1965 New Delhi, India
Xaaskiisa: Gauri Khan
Dhirirkiisa: 5 feet 8 inches

Taariikhdiisa: Shahrukh Khan ama Shah Rukh Khan magacaan ayaa loo soo kaabiyaa SRK, shah rukh khan waa actor-rada ugu caansan dalka india, actor-kaani ayaa lagu naaneysaa “Badshah of Bollywood”, “King Khan” iyo “King of Romance”,  Shahrukh ayaa jilay filimo badan oo hindi ah oo gaaraya 77 filim oo intooda badan ah kuwa jaceyl ah (romantic dramas). Actor-kaani ayaa ku guleystay afar iyo toban koob ee abaalmarinta loo yaqaano(FILM FARE).

Handitiisa: Shahkhan ayaa handi lacageedkiisu lagu qiyaasaa $750 million oo dollar, actor-kaani ayaa daqli sanadeedkiiba hala $22million oo dollar ugu yaraan. SRK ayaa ah actor-rada lacagaha badan kasoo xareeya filimadiisa.

Shahrukh Khan : Filimadiisa

SHARE

Leave a Reply