Shahrukh Khan: ” Fikradaha Waa Lacag Cadaan Ah Waaana”

The King of Romance, Shah Rukh Khan Ayaa Soo Wada Barnaamijkiisa Cusub Ee TED Talks India Ee Loogu Magacdaray Nayi Soch Hawadana Soo Gali Doono 10 December Waxaana Laga Sii Deen Doonaa TV-ga Star Plus, Xidiga Ra’one Ayaa Ah BArnaamijkiisa Mid Dhiiro Galin Ah Oo Dad India Magaca Ku Leh Ee Bulshada Inteeda Kale La Wadaagi Doonaan Sida Ay Caan U Yihiin Noloshooda Waxa Ay Qabtaan.

Xidiga Ayaa Asiga Oo Xayeeysiin Usameenaayo Barnaamijkiisa Cusub Ayuu BArtiisa Twitter-ka Soo Dhigay Muuqaalkaaan Oo Ku Wargalinaayo Asxaabtiisa In Uu Barnaamijkaan Hawada Soo Gali Doono Wuxuuna Qoraal Ahaan Soo Raaciyay: “Waa Xiligii Aan Furilaheen Maxkaxdeena Iyo Qalbiyadeena Ma Ahan Gacmaheena Waxaa La Daawanaa 10 December”

Shahrukh Khan Ayaa Qaba In Waxqabadka Loo Baahanyahay In Awooda Maskaxda Loo Furo, Kaasi Oo Uu Ku Magacaabay Lacag Cadaan Ah ” Fikradaha Waa Lacag Cadaan Ah Waaana Gil Gilid Cusub Barnaamijkaan Waa Hal Shay Oo Ku Saabsan In Waxqabadka Loo Furo Awooda Maskaxda, Iyo Inay Dhiiro Galiso Aadanaha Waana Sida Magaca Ah Nayi Socha”

 

SHARE

Leave a Reply