(Sawrio)Wada Shaqeynta Salman Khan Iyo Katrina Kaif Ayaa Ah Mid Dareen Kale Fasiraayo Iyo Sababta?

Salman Khan Iyo Katrina Kaif Ayaa Si Wadajir Ah Ugu Soo Wada Laabtay Mudo Shan Sano Kadib Filimka Tiger Zinda Hai Oo Bishaan December 22 La Daawan Doono Sidoo Kale Waa Filim Ay Cid Walba Indhaha Ku Hayso Lana Sugaayo Bandhiga Soo Laabashada Labadaan Xidig Oo Mar Jacayl Soo Kala Dhaxgalay Hadana Kala Booday.

Marka Aan Warixinteenna Usoo Laabano Waxaa Jira Isfaham Wadashaqeen Ee Ka Dhaxayso Salman Khan Iyo Katrina Kaif Oo Laga Dheehankaro Mid Aad Ushidan Isku Dhawaanshana Leh Waxaa Idinhaynaa Sawiro Laga Qaaday Xili Ay Xayeeysiinta Filimka Wadeen OO Sawiro Filimka Lagu Gadaayo Ay Wada Galeen Oo Isku Dhawaansho Aad Ah Uu Jiro Waxaa Kaloo Jiro Sawiro La Saaray Majaladaha Qaar Oo Hadal Hayn Abuuray.

Hoos Ka Arag Sawirada Salman Khan Iyo Katrina Kaif.

Salman-katrina-1

Salman-katrina-2

katrina-teaser

Salman-teaser

Salman-katrina-3

Salman-katrina-7

Waa Labe Lamaane Oo Noogu Yaabsaday Labiska Madow Ee Dareenka Leh Waana Sawiro Iyanna Cirka Galiyay Sugida Filimka Tiger Zinda Hai Oo Ah Qaybta Labaad Ee Filimka Ek Tha Tiger Oo La Daawaday 2012kii Blockbusterna Noqday.

Tiger Zinda Hai Waxaa Wada Jilaayo Salman Khan Katrina Kaif Waxaa Director Ka Ah Ali Abas Zafar Waxaana Soo Saartay Yash Raj Films Lana Daawan Doono 22 December.

SHARE

Leave a Reply