Sawiro Yaab leh!!!! Goortii Priyanka Chopra,Gangana Raraut iyo Ranveer singh oo soo saareen qaar kamid ah sawiro layaab leh….

Isbuucaan waxaa la soo saaray qaar kamid ah jilaaya yaasha uku caan san sawiradooda waliba ayaga oo si lama filaan ah looga qaaday waxaana ka mida ah jilaaya yaashaas oo aan soo ban dhigi doono iyo waliba qaaka looga falooday sawirka. Ugabago qeebta hoose ee isla warbixin taan ah.

Gangana Raraut ayaa ku mic neesay sitaan.

Haa waa sax dadka dadka aanan i tageerin marka ey wax ika sheegayaan ayey foolka gacantoota saraan waxeyna dhahaan sidaani kaxumaansho shomaahan halka aan aniga ka dhaho ” marka aan foolka madaxa saaro waxaan ula jeedaa waan ka xumahay oo kale waana cadeestay in aan astaan ahaan iyo oraah ahaanbo isugu daro markaan wax kaxumaado aan arko ama la iisheego intabo.” Gangana ayaa marka ey til mameesay actionkaas kusugneed goob loogu qaataayey wareesi labis ahaan neh xerneet dhar u eg dharka ka la xerto waqtiga jiifka. sawirkaan ayaana laku mic neeyey qof hurdo kasoo kac oo loo sheegay arin layaab eh oo kale.

Priyanka Chopra dharka ey soo xeratay maahan mid ku wada filin sawir qaada yaasha PeeCee ayaa ku mic neeyeen sawirkaan inta eysan qaadin. Priyanka waa xitigta Bollywood ka misa neh iyadoo og in ey ka qeeb kaleeso munaasawad caalimi ah oo laku qawanayey Red Carpet. Sikastoba ha ahaatee waxaan layaa baneen dharka in ey ku soo baxeeso iyo in kale lakiin markii aan ka qaadnay sawirada aad ayuu uqurux batay waxaana kasii daran qaabka ey u istaagtay oo aheed qaab cajiib ah.

Waxaan u qiraa Priyanka Chopra in ey tahay shaqsi wax kasto oo ey xerataa kusoo baxeeso.

 

Ranveer Singh¬†Waqti qaldan iyo meel qaldan Ranveer ayaa sawir qadayaal ka qaaday sawir goor habeen ah asagoo walba ka war heenin ama isku diyaarinin in sawir laka qaado kadib markii asagoo dhagta farta ugu jirto aad neh u labis neen. Ranveer oo laku tusay sawirkaan xili oo wareesi kujiray ayaa waxaa lakutusay si mufaaja’o ah (si kadis eh/surprise) Ranveer ayaa uku jawaabay midaasi waa wax laka xumaado lakiin dadka caanka ah ama xidigaha eh mar walbo weyla kulmaan midaas oo kale maahan layaab sidaasi.

 

SHARE

Leave a Reply