Sawiro Shidan! Priyanka Chopra oo soo ban dhigtay tariikhda jaceelkeeda ee 2050 muuqaalkeeda iyo labiskeeda oo ahaan doono.

Priyanka Chopra oo soo ban dhigtay style cusub oo qurux badan ku na micneesay oraah yaab leh oo ilaa iyo maanta qof bini aadam eh kudhiiran arinkaas oo kale xitaa qof kufikirto ee san jirin walo eey iyada jeclaatay bal mexeetay arinkaas kala soco halaakn style kaan cusub!!!!!

Priyanka Chopra waa atariisho caan aha oo hada neh xayeesiinta dharka iyo agabka leesku qur xiyo aad u xayeesiiso kuna guuleesatay quruxda aduunka.

waxa ey Priyanka mar ey ku micneesay arimahaan cusub eyey tiri waxaan waxaan triiqteyda jeceel ee 2050 aan jeclahay in aan u labisto sida boqoradii oo kale qaatana dharkaan oo kale waana sugi la ahay inta laka sii gaaraayo waayo waan u xiiso qawaa in aan sidaas u labisto oona dad badan iku daysadaan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Priyanka oo kaciyaarto door guul ah dhinaca Model iyo Fashion ka yaa mar walbo nafdeeda dhiiro galiso una sheegto in ey tahay mar walbo mida ugu quruxda badan oona guusha mar walbo yahay dhinaceeda.

SHARE

Leave a Reply