Sawiro Kriti Sanon…. oo waqti aad uraaxo badan ku qaadaneeso Dalka Oman..

Kriti Sanon ayaa u eg mid kudaahday qaadashada dalxiiskeeda marka hore ayey Kriti ku bilaawatay dalxiis keeda wadanka Spain goor lafilaayey in ey kasoo lawaneeso dalkaasi ayaa barteyda Instagram soo dhigtay iyadoo ku raxeesaneeso wadanka aadka u quruxda badan ee Sandalada Oman sawirka ayaa laga dareemaayey dariin jawi dagan ah iyo meel aad u qurx badan iyadoo fadhiso waxaa intaas kasii daran waxa ey xer need dhar loogu talagalay dalxiiska jawiga dagan.

 

Kriti sanon sawiradii ey soo saartay barteyda Instagram ka ayuu ka mid ahaay sawirkaan waxa uuna noqtay midkii uku falaada iyo amaanta badnaay oo aad uku mashquuleen tageerayasheeda iyadoo madax garbo saar cad saaratay oo afka daboolatay aad iyo aad ayey uku soobaxday sawirkaani iyo styleka cusub oo ahaay soojireenka dhaqamadii hore ee dalalka carabta ku dhaqmi jireen siwalbo oo lakiin Kriti  ey isku qariso waxaa laka garanayaa indhaheeda iyo sankeeda dheer oo aad iyo aadka uku quruxda badan tahay waana heybada ey leedahay Kriti Sanon.

 

SHARE

Leave a Reply