( Sawiro ) Jacqueline Fernandez Oo Lasoo Baxday Style-ka Cusub Markii Ay Soo Duratay Dhagta Qeybta Sare.

Jacqueline Fernandez Ayaa Lagu Tiriyaa Kuwa Ugu Soo Bandhigida Wanaagsan Xaga Style-ka Waxay Halgan U Gashaa Inay Fashion Cusub La Timaado Kuna Darso Waa Qof Udhalatay Dalka Srilanka.

Jacqueline Fernandez  Ayaa Leh Qosol Dabiici Ah Jir Fresh Ah Iyo Kalsooni Sare Waana Qof Ku Soo Caan Baxday Filimka Raaz 2 Ee Ay Emraam Hashmi La Jishay, Jacqueline Fernandez Ayaa Waxaa Dhagaha Ay Soo Gishatay Dhagaha Ay Caanka Ku Yihiin Bahrain Iyo Srilanka.

Xili Ay Xayeeysiinta Usameenaysay Filimkeeda Bur Buray Ee A Gentleman Ayaa Gooba Badan Ay Kala Soo Muuqatay.

Jacueline Fernandez Hoos Ka Daawo Sawirada.

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (7)

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (5)

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (6)

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (2)

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (12)

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (9)

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (11)

Jacqueline Fernandez gets her party style on fleek (8)

Jacqueline Fernandez Ayaa Ka Soo Muuqan Doonto Filimka Ay La Wado Varun Dhawan Ee Judwaa 2 Oo La Daawan Doono 29 September 2017.

SHARE

Leave a Reply