Sawiradii ugu shidnaay ee Vaani Kapoor!!!!..

Vaani Kapoor oo dhawaanahaan bo maqarsooneed saaxada bandhigeed ayaa dib usoo laabatay iyadoo soo bandhigtay qurux jir ahaaneed oo aad looku daba dhacay Fashion ka iyo Style ka ey soo bandhigtay ayaa dad badan oo hore ugu sii jeesan jiray hada ku soo jeestay ayagoo amaan iyo bogaadin dheer hawada u soo mariyey.

Waa maxay arinka cajiibka eh eey soo bandhigtay xidigtaani? Vaani Kapoor oo hore u soo bandhigin sawiro kan lamida lakiin toogtaan ayey ka yaab satay sawiro aad u shidan oo xaqiiqtii cadeeneeso in ey u diyaar tahay dalab walbo oo u yimoodo in ey muhiim u tahay in ey laqabsan karto oo eesan kawal wallin sida ey noqondoonto.

Vaani Kapoor oo mar laga had laayey sawiradeeta oo soo bandhigatay ayaa laku tilmaayey in xidigyaal dhoor ah ku cariirin doonto suuqa xayeey siinta kadib markii ey durbaba heshay dalabaadyo dhoor ah oo dhinaca xayeesiinta dharka waxa eyboga hore uku qorontahay majaladaha waween ee falanqeeya xidigaha bollywoodka.

Atariishataan caanka ah ee Vaani Kapoor mar lagawey diiyey sual ayey ku soo koobtay wax walbo waa dadaal aan aniga sameeyey walibo waxaan rajeeynaa in aan sii kordhiyo.

SHARE

Leave a Reply