Sawiradii shidnaay ee Miss Esha Gupta….. oo barteyta Instagram soo dhigtay!!!

Esha Gupta: Sawiradii xayeey siinta ee Esha Gupta oo soo bandhigtay isbucaan oo ahaay mid aad iyo aad u shidan hadaba halkaan kaga bogo warbixitaasi oo dhameestiran. Miss Esha Gupta  hore waxa ey ugu guuley satay (Miss India) Awaal marinta quruxda Hindiya.

Miss Esha Gupta ayaa barteeda Instagram sawiradeeda oo xayeesiinta waxaa na laka baxshay warbixino iyo falooyin ku aadan qaabka ey ugu soobaxday sawirada cajaa ibka ah oo ey soo bandhigtay.

 

Miss Esha ayaa ku dalxiisesay xeeb aad u qurux badan oo na jawi macaan iyo guri aad u naqshad qurux oo ey kadag need afaafka hore ee xeebta waxaa laku tilmaamay in ey aad iyo aad isku cateesay qurxisay neh jirkeeda iyadoo ku labis need dhar aad iyo aad u soo saaray jerkeeda qurxoon iyo madabkeeda cadka ah midasoo sare u qaaday durbaba ku guulesan karto awalmarinta xayeysiinta sanadka danbo dhicidoonto ee Fashion awordka waxaana durbaba ka ka imaanaayo dhinaca iyo shirkadaha waa weeyn ee dharka dalabaadyo hor leh tasoo dhiiri galin u noqoneeso Atariishada weyn ee Esha Gupta

 

SHARE

Leave a Reply