Salman Khan

Dhashay: December 27,1965 Indore, Madhya Pradesh, India
Qoykiisa: Sushila Charak Khan,Salim Khan
dhirirkiisa: 5 feet 8 inches.

    Taariikhdiisa: Salman Khan ayaa magaciisa rasmiga ahaa(Abdul Rashid Salim) Salman Khan waa Indian film actor, producer, television presenter and philanthropist. Waa wiilka actorka iyo tafaaftiraha weynaa ee bollywoodka saalim khan. Salman khan ayaa si weyn ugu soo shaac baxay filimadaan Hum Aapke Hain Koun, Saajan iwm. Salman khan ayaa ahaa actor-ka kaliya jirkiisu si weyn oo wacan u dhisay, Salman ayaa noqtay mid shacab weynaha qalbiyadooda si weyn u kasbaday.

Handitiisa: Actor-kaan ayaa hanti lacageedkiisu lagu qiyaasaaa $318 million dollars, actor-kaan ayaa daqliga sanadkiiba soo gala lacag gaareysa $28 million oo dollar-ka mareykan ah. Actor-kaan india u dhashay ayaa ka mida kuwa ugu sareeyo daqli sanadeedka soo galo.

Salman Khan : Filimadiisa

 

 

Like & Comment

SHARE

Leave a Reply