Salman Khan: ” Waa Inaa Micnaha Ogaadaa Kaliya Marka Ay Kangana Ka Hadasho Micnaha Erayga”

Mar Labaad Waxaa Bilaabatay Hadalka Qof Jeclaysi Inuu Wali Ka Jiro Bollywoodka Ama La Hadal Haayo Eragaan Waana Earay Ka Imaaday Xidigta Xili Walba Ka Hadasha Arimaha Dhabta Ee Ka Taagan Bollywood-ka Waana Kangana Ranaut Dhinaca Kale Waxaa Ugu Wacan In Eragaan Uusan Istaagin Saxaafada Uu Shaqsiyaadka Bollywood-ka Ka Xamaasha Marka Uu Filim Usoo Baxaayo Ama Ay Saxaafada Hor Imaadaan Weydiyaan.

Hada Waxaa Iyanna Saaxada Imaaday Salman Khan Oo Wax Laga Weydiiyay Arimaha Qof Jeclayi Ee Bollywood-ka Ka Jirta Ama Isgarabsi In Uu Qofka Bollywood-ka Raba Inuu Garab Helo Ama Familkiisa Ay Bollywood-ka Cudud Ku Leeyihiin.

Salman Khan Ayaa Hadalkaan Saxaafada Ugu Jawaabay Mar Wax Laga Weydiiyay Arimaha Qof Jeclayi “Ab jaake nepotism ka matlab pata chala jab Kangana ne nepotism ke baare mein baat ki hai.” Oo La Micno Ah ” Waa Inaa Micnaha Ogaadaa Kaliya Marka Ay Kangana Ka Hadasho Micnaha Erayga” Ayuu Yiri Salman Khan Xili Uu La Hadlaayay Hindustan Times.

Salman Khan Ayaa Waxaa Bishaan 22da Usoo Bixi Doono Filimka Tiger Zinda Hai Oo Ay La Wado Katrina Kaif Waana Filimka Qaybta Labaad Ee Ek Tha Tiger Oo La Daawaday Sanadii 2012kii.

SHARE

Leave a Reply