Maxaad kataqanaa Kabtan Ranbir Kapoor????… Bollywood Stars FC vs Parliamentrian FC….

Kulan aad iyo aad u xiiso badan ayaa dhaxa maray 2 goox oo kala ah Bollywood FC iyo kooxda Barlamaka FC dalkaasi (Parliamentrian FC)

Kulankaan oo aad iyo aad u xiiso badnaay ayaa waxaa la sheegay in uu lahaay isku abaabul keeda xidiga weyn ee jilaaga iyo kabtankaba ah ee Ranbir Kapoor waxaa kaloo meesh ka maqneen xidigo kale oo ku weh lihayeen goaroonka weyn ee Dalhi Stadium xidigaha kala ah Shabbir Ahluwalia iyo Dino Morea kuwaasoo ku wah lihaayey goroonka.

Halka uu Abhishek Bachchan uu ka ahaay Tababaraha xulka Bollywood stars ka.

Waxaa kaloo goob joog ahaay duqa sida weyn looga tix galiyo ee BABA Ramdev oo aad u jecel kubad dheelista kubada cagta ciyaartoyda bollywood ka ayaa sii qaatay kahore inta ey bilaawan ciyaaraha tababar ku aadan u diyaar garowga ciyaartani waxaana ka muuqatay in ey ugu siidiyaar garoobeen si adag madaama uu kabtan ku aad iyo aad u xamadsadees naay dheelista kulankaan.

Kabtan Ranbir Kapoor ayaa energy iyo firfircooni weyn ka muuqatay goortuu ciyaarayey kubada waxa uu soo bandhigay xidigaani ciyaar wanaagsan oo aad loola dhacay qaab ciyaareedka Ranbir Yalaa lala bar bar dhigay ciyaartoyda waweyn ee kaciyaaro horyaalada Dalka Yurub (Europe) waxana la sheekay in uu kafiican yahay xitaa qaar kamid ah kuwaasi.

Ranbir Kapoor iyo Abhishek Bachchan ayaa aad u xiiso galisey kulankaani saxiibtinimo.

 

SHARE

Leave a Reply