Kareena Kapoor Khan, Shahid Kapoor Malaika Arora Iyo Xidigaha Soo Xirtay Dharka Ugu Qurxoon Todobaadkaan

Waa Wax Wanaagsan Inaa La Timaado Wax Shaqsi Ahaantaada Kuu Wanaagsan Hadana Soojiidasho Leh Waxa Qeyxikara Dadnimadaada Waa Dharka Qurxoon Ee Aad La Timaado, Waxaana Intaas Usoo Dharaan Dhariyay Inaa Idin Hayno Xidigaha Todobaadkaan Soo Xirteen Dharka Ugu Qurxoon Ee Loogu Qaaday Airport-ka Ama Rooga Gaduudan, Waxaana Hor Kacaayo Kareena Kapoor Khan Shahid Kapoor Malaika Arora, Shraddha Kapoor Iyo Diana Penty.

Kareena Kapoor Khan

Kareena-Teaser

Inay La Imaaday Shaati Cad Iyo Surwaal Madow Iyo Duub Madow Oo Ay Qoorka Kusoo Xiratay Ayaa Qeyxaya In Kareena Kapoor Marnaba Aysan Qalad Galaynin, Marka Loo Eego Inay Airport-ka Sawir Loogu Qaado,

Shahid Kapoor

shahid

Haye Quruxlowgga Magaca Shahid Kapoor Ayaa Ah Eray Qurux Loo Nisbeeyay Waana Mid Ka Mid Ah Xidigaha Bollywood-ka Ugu Labiska Qurxoon, Waana Mid Laga Helo Dareenkiisa Ugaarka Ah Ee Labiska La Xariira,

Malaika Arora 

malaika

Soojiidasho Waliba Dhar Madow Waa Sababta Malaika Arora Ay Had Iyo Jeer Ragga Ugu Soojiidato, Kalarka Ayaa Ah Mid Dooqeena Ah Kaasi Oo Aan Marnaba Ku Qaldikarin, Waana Dooqa Amit Aggarwal dress.

Shraddha Kapoor 

Shraddha-Kapoor

Shraddha Kapoor Ayaa Ah Mid Dhif Iyo Naadir Soogasha Xidigaha Ugu Dharka Qurxoon Todobaadkaana Waa Mid Ay Liiska Kasoo Muuqatay, Waana Wax Iyada Uroon, Waxaa Soojiidasho Gaar Ah Leh Katiinada Ay Qoorta Soogishatay.

Diana Penty

daina

Nooca Dharka Dhalada Cagaarka Ayaa Ah Mid Xirashada ku Macaan  Waana Nooca Ugu Shidan Ee Diana Kusoo Baxday Waana Naqshada Hoygga Gaurav Gupta.

Dharkee Kusoo Jiitay Ama Xidigee Iska Haysaa Wuu Soo Xirtay Dharka Ugu Qurxoon?!

SHARE

Leave a Reply