Kadib Filimka Tiger Zinda Hai Wax Ka Ogow Filimada Action-ka Ah Ee Sanada 2018ka La Daawan Doono

Hadii Aad Tahay Qof Xiiseeya Filimada Action-ka Ah Marka Loo Eego Filimada Ay Bollywood-ka Sameeyaan Waa Kanaa Liiska Filimadaas Ee La Daawan Doono Sanada 2018ka, Arag Xidigaha Bollywood-ka Oo La Imaanayaan Actionmo Halis Ah Oo Is Xig Xiga Dhamaan Ayaa Waxay U Diyaarsan Yihiin Filimada Action-ka Iyo Qiyaanada La Halmaala.

Aan Isla Aragno Filimadaas Oo Xiisaha Leh.

Vicky Kaushal.

Wiilka Uu Dhalay Halyeeyga Director-ka Shyam Kaushal Ayaa La Imaadoona Bandhig Filim Oo Action Iyo Qiyaano Ximbaarsan Lana Dhaho Uri Wuxuuna Ku Jilaa Askari Si Aad Ah Loogu Toobaray Inuu Badbaadiyo Shacabka Waxaana Soosaartay Shirkada Ronnie Screwvala, Uri Waxaa La Daawan Doonaa September 2018.

Kangana Ranaut

Kangana Ranaut Ayaa Duubis Ku Wada Manikarnika Wanaa Idin La Wadaagnay Inuu Dhaawac Soo Gaaray Xili Ay Duubaysay Filimka Xidigta Ayaa Ku Dagaalami Doonta Seefaha Waana Filim Action Director Waxaa Ka Ah Krish Manikarnika: The Queen of Jhansi Waxaa La Daawan Doonaa  April 27

Ali Fazal

Kadib Shaqadiisa Hollywood-ka Ayaa Xidiga Waxaa Lagu Arki Doonaa Filim Ah Oo La Yiraahdo Mirzapur Waana Mid Loo Carbiyeeyay Inuu La Yimaado Muuqaal Aan Caadi Ahayn Oo Jixin Jix Lahayn Filimka Waxaa Director Ka Ah Karan Anshuman Waxaana Soo Saartay Shirkada Ay Wada Leeyihiin Labadaan Farhan Akhtar Iyo Ritesh Sidhwani Ee Excel Entertainment.

Dhamaad.

SHARE

Leave a Reply