Hrithik Roshan

Dhashay: January 10,1974 Mumbai, Maharashtra, India
Xaaskiisa: Sussanne Khan
Qoyskiisa: Rakesh Roshan,Pinky Roshan
Dhirirkiisa: 5 feet 11 inches

Taariikhdiisa: Hrithik Roshan waa wiilkii atoorahii shalay ahna soo saare iyo director ee rakesh roshan asigoo caruur ah ayuu ka soo muuqday 1980kii filimkiisa ugu horeeyay oo hogaamiyaha ka yahay ayaa ah  Kaho Naa… Pyaar Hai ee 2000. bandhigiisa wacanaa ayaa waxay salka u dhigtay inuu ku guulaystay filimfare awards qaybta actor-ka ugu wanaasan iyo aactor-ka jiliinka ku cusub, waxaana uxigtay labada filim uu hogaamiyaha ka ahaa Fiza iyo Mission Kashmir.

Hantidiisa: lacagta uu haysto waa  $340 Million (Rs.2600 Crore) daqliga sanadka soo gala waa $12 million USD (Rs.70 Crore). Waxayna kasoo gashaa lacagahaan sida jiliinka, xayeeysiinta, iyo kuwa kale.

Hrithik Roshan : Filimadiisa

 

SHARE

Leave a Reply