Honey Singh

Related imageHoney Singh

Wuxuu Dhashay 15 March 1983dii Hirdesh Singh Kaasi Oo Loogu Aqoon Ogyahay Masraxa Honey Singh Ayaa Ah Heesaa Nooca Po-ka Ak Ama Raap-ka Ah, Heeso Sameeye Iyo Jilaa Wuxuu Xirafdiisa Ku Bilaabay Inuu Soo Saaray Album Punjabi Ah Oo Heesta La Dhaho Gabru Waxayna Noqotay Heeska Loogu Soo Degsasho Badnaa Ee Asian Music Charts, Heestiisa Ugu Horeysay Uu Bollywood-ka Ka Qaaday Waxay Ahayd Filimka Shakal Pe Mat Ja. Wuxuu Abaalmarino Ka Helay Shirkadaha  Zee Cine Awards, MTV EMA Awards iyo Global Indian Music Awards.

Heesihiisa Ugu Caansan Waxaa Ka Mid Ah….

  • Blue Eyes
  • Bring me Back
  • One Bottle Down
  • Isse Kehte haI Hip Hop
  • Break Up Party
  • Birthday Bash
  • Party on My Mind’
  • Sunny Sunny
  • Lungi Dance
  • Alcoholic

Related imageRelated image

Image result for Honey Singh

 

 

SHARE

Leave a Reply