(Filmfare) Wax Ka Ogow Abaalmarintaan Oo Taxane Ahaan Doonto

Filmfare Awards Waa Abaalmarin Sanadle Ah Oo Ay Soo Saarto The Times Group Si loogu Abaalmarino Dadka Bandhigyada Sare La Imaada Ee Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Filim Jilista Wuxuuna Ku Baxaa Luqada India.

Xaflada Filmfare Waa Xaflada Ugu Da’da Weyn Ee India Waxaana La Bilaabay Sanadii 1954tii Isla Sanadkii La Bilaabay Abaalmarinta National Film Awards. Ee Dowlada India Bixiso.

Warbixintaan Ayaa Taxano Inoo Ahaan Doonto Waxaana Maanta Ku Bilaabi Doona Atariishooyinka Ugu Wanaagsan Anagoo Kasoo Bilaabi Doono 1954tii Ilaa 2017da Waxaana Idin Kula Wadaagi Doonaa Mid Toban Sano Sida La Mid Ah Atoorayaasha Ugu Fiican Aa Idin Kula Wadaagnay Oo Kale.

Xogaha Ku Saabsan Abaalmarintaan Ee Hawenka Ugu Badan, Ku Guulaysiga Abaalmarintaa Waxaa Ugu Badan Nutan taaso u tartamay biladaan 7 Jeer halka ay 5 jeer kamid ah ay ku guuleystay atariishada ugu wanaagsan (Best Actress).

Nutan Ayaa Heysatay Iskoorka Atariishada Ugu Guulaha Badan Abaalmarintaan Laakin Waa Iska SOo Barbareysan Gabadha Ay Habaryarta U Tahay Ee Kajol Mukerji, Iyana Abaalmarintaan Qaadatay 5 Jeer.

Hoos Ka Arag Sawir Xili Hore Ah Oo Kusaabsan Abaalmarintaa.

Image result for filmfare rare pics

 

Hoos Ka Arag Atariishooyinka Ku Guulaystay Filmfare Sanadaha 1964 Ilaa 1973.

1964 Nutan – Bandini

1965 Vyjayanthimala – Sangam

1966 Meena Kumari – Kaajal

1967 Waheeda Rehman – Guide

1968 Nutan – Milan

1969 Waheeda Rehman – Neel Kamal

1970 Sharmila Tagore – Aradhana 

1971 Mumtaz – Khilona

1972 Asha Parekh – Kati Patang

1973 Hema Malini – Seeta Aur Geeta

 

Lasoco Qaybta Labaad Ee Xalqadaan Waxaa Kasii Amba Qaadi Doonaa 1974 Ilaa 1983.

 

SHARE

Leave a Reply