( Filmfare ) Wax Ka Ogow Abaalmarintaan Oo Taxane Ahaan Doonto.

Filmfare Awards Waa Abaalmarin Sanadle Ah Oo Ay Soo Saarto The Times Group Si loogu Abaalmarino Dadka Bandhigyada Sare La Imaada Ee Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Filim Jilista Wuxuuna Ku Baxaa Luqada India.

Xaflada Filmfare Waa Xaflada Ugu Da’da Weyn Ee India Waxaana La Bilaabay Sanadii 1954tii Isla Sanadkii La Bilaabay Abaalmarinta National Film Awards. Ee Dowlada India Bixiso.

Warbixintaan Ayaa Taxano Inoo Ahaan Doonto Waxaana Maanta Ku Bilaabi Doona Atariishooyinka Ugu Wanaagsan Anagoo Kasoo Bilaabi Doono 1954tii Ilaa 2017da Waxaana Idin Kula Wadaagi Doonaa Mid Toban Sano Sida La Mid Ah Atoorayaasha Ugu Fiican Aa Idin Kula Wadaagnay Oo Kale.

Xogaha Ku Saabsan Abaalmarintaan Ee Hawenka Ugu Badan, Ku Guulaysiga Abaalmarintaa Waxaa Ugu Badan Nutan taaso u tartamay biladaan 7 Jeer halka ay 5 jeer kamid ah ay ku guuleystay atariishada ugu wanaagsan (Best Actress).

Nutan Ayaa Heysatay Iskoorka Atariishada Ugu Guulaha Badan Abaalmarintaan Laakin Waa Iska SOo Barbareysan Gabadha Ay Habaryarta U Tahay Ee Kajol Mukerji, Iyana Abaalmarintaan Qaadatay 5 Jeer.

Hoos Ka Arag Sawir Xili Hore Ah Oo Kusaabsan Abaalmarintaa.

Hoos Ka Arag Atariishooyinka Ku Guulaystay Filmfare Sanadaha 1954 Ilaa 1963.

1954 Meena Kumari – Baiju Bawra

1955 Meena Kumari– Parineeta

1956 Kamini Kaushal– Biraj Bahu

1957 Nutan – Seema 

1958 Nargis – Mother India 

1959 Vyjayanthimala – Sadhna 

1960 Nutan – Sujata 

1961 Bina Rai – Ghunghat

1962 Vyjayanthimala – Gunga Jumna

1963 Meena Kumari – Sahib Bibi Aur Ghulam

Lasoco Qaybta Labaad Ee Xalqadaan Waxaa Kasii Amba Qaadi Doonaa 1964 Ilaa 1973.

 

SHARE

Leave a Reply