(Filmfare) Wax Ka Ogow Abaalmarintaan Oo Taxane Ahaan Doonto

Filmfare Awards Waa Abaalmarin Sanadle Ah Oo Ay Soo Saarto The Times Group Si loogu Abaalmarino Dadka Bandhigyada Sare La Imaada Ee Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Filim Jilista Wuxuuna Ku Baxaa Luqada India.

Xaflada Filmfare Waa Xaflada Ugu Da’da Weyn Ee India Waxaana La Bilaabay Sanadii 1954tii Isla Sanadkii La Bilaabay Abaalmarinta National Film Awards. Ee Dowlada India Bixiso.

Warbixintaan Ayaa Taxano Inoo Ahaan Doonto Waxaana Maanta Halkeedii Kasii Wadi Doonaa Atariishooyinka Ugu Wanaagsan Anagoo Kasoo Bilaabi Doono 1954tii Ilaa 2017da Waxaana Idin Kula Wadaagi Doonaa Mid Toban Sano Sida La Mid Ah Atoorayaasha Ugu Fiican Aa Idin Kula Wadaagnay Oo Kale.

Xogaha Ku Saabsan Abaalmarintaan Ee Hawenka Ugu Badan, Ku Guulaysiga Abaalmarintaa Waxaa Ugu Badan Nutan taaso u tartamay biladaan 7 Jeer halka ay 5 jeer kamid ah ay ku guuleystay atariishada ugu wanaagsan (Best Actress).

Nutan Ayaa Heysatay Iskoorka Atariishada Ugu Guulaha Badan Abaalmarintaan Laakin Waa Iska SOo Barbareysan Gabadha Ay Habaryarta U Tahay Ee Kajol Mukerji, Iyana Abaalmarintaan Qaadatay 5 Jeer.

Hoos Ka Arag Sawir Xili Hore Ah Oo Kusaabsan Abaalmarintaa.

 

Natiijada sawirka filmfare rare pics

Hoos Ka Arag Atariishooyinka Ku Guulaystay Filmfare Sanadaha 1994 Ilaa 2003.

2010 Vidya Balan – Paa
2011 Kajol – My Name is Khan
2012 Vidya Balan – The Dirty Picture
2013 Vidya Balan – Kahaani
2014 Deepika Padukone – Goliyon Ki Raasleela Ram-Leela
2015 Kangana Ranaut – Queen
2016 Deepika Padukone – Piku
2017 Alia Bhatt – Udta Punjab

Qaybta Atariishooyinka Cusub Maanta Ayaan Soo Gaba Gabeeyay Waxaana Bilaabi Doonaa Filimada Ugu Fiican 1954 Ilaa 2017da.

Waad Ku Mahadsan tihiin Dhiiro Galintiin.

 

SHARE

Leave a Reply