Filmfare Style and Glamour Awards 2017: Kareena Kapoor Khan, Jacqueline Fernandez, Manushi Chhillar Oo Noqdeen Kuwa Dharka Ugu Qurxoon Soo Xirteen

The Filmfare Style and Glamour Awards Ayaa Xali La Qabtay Waxaana Iskugu Imaadeen Hablaha Ugu Shidan Bollywood Town Sida Kareena Kapoor Khan Katrina Kaif, Hrithik Roshan, Jacqueline Fernandez, Waxaa Iyanna Qayb Ka Ahayd Gabadha Ku Guulaysatay Miss World Manushi Chillarri.

Sawirka Kareena Kapoor Ayaa Ah Mid Xili Walba Kugu Qasbaayo Inaa U Qirto Inay Tahay Qof Saxsan, Waxaana Dharka Ay Soo Qaadatay Naqshadeeyay Galia Lahav Iyo Soo Saaraha Filimkeeda Veere Di Wedding Ee Rhea Kapoor.

Kareena

Hrithik

Manushri

jackie

Kriti

Varun

Daisy

Esha

Pooja

Sridevi

Karan Singh

Vaani

Xaflada The Filmfare Awards Ee Xali Ayaa Waxaa La ISkugu Faanay Yaa Ahaa Qofka Ugu Dharka Shidan Waana Goob Ay Qof Walba Uu La Yimid Dharka Ugu Shidan.

SHARE

Leave a Reply