Filmfare Style and Glamour Awards 2017: Deepika Padukone, Katrina Kaif, Alia Bhatt Oo Noqdeen Kuwa Dharka Ugu Xun Soo Xirteen

Qof Walba OO Ka Tirsan Bollywood Town Oo Xali Yimid Ama Ku Kor Socday Rooga Guduudan Ee Filmfare Style and Glamour Awards Wuxuu Ahaa Mid Isku Arkaayay Inuu Yahay Qofka Ugu Dharka Qurxoon Warbixintii Tan Ka Horeysay Ayaan Waxaan Ku Eegnay Filmfare Style and Glamour Awards Kuwooda Dharka Ugu Fiican Soo Qaatay Markaaana Waa Kuwa Soo Xirtay Dharka Nooca Ugu Xun.

Liiskaan Ayaa Waxaa Ku Jira Xidigaha Sida Alia Bhatt Katrina Kaif Deepika Padukone Sonakshi Sinha, Diana Penty Shahid Kapoor Si Hadii Loo Fiiriyo Dharkooda Ayaa Ifaayay Saas Ay Tahayna Liiska Waa Mid Ay Ka Galeen Qaybta Ugu Ee Dharka Ay Xali Soo Xirteen.

Hoos Ka Arag Sawirada Laga Qaaday Xidigaha Soo Xirtay Dharka Ugu Xun.

Deepika

Katrina

Alia

Shahid

Sonakshi

Diana

Ma Ahan Sida Aan Ka Filanaynay Dadka Caanka Ah Inay Dharkaan U Qaadan Karaan Xafladaha Abaalmarinada Lagu Bixiyo.

SHARE

Leave a Reply