( Filimfare ) Wax Ka Ogow Abaalmarintaan Oo Taxane Ahaan Doonto.

Filmfare Awards Waa Abaalmarin Sanadle Ah Oo Ay Soo Saarto The Times Group Si loogu Abaalmarino Dadka Bandhigyada Sare La Imaada Ee Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Filim Jilista Wuxuuna Ku Baxaa Luqada India.

Xaflada Filmfare Waa Xaflada Ugu Da’da Weyn Ee India Waxaana La Bilaabay Sanadii 1954tii Isla Sanadkii La Bilaabay Abaalmarinta National Film Awards. Ee Dowlada India Bixiso.

Warbixintaan Ayaa Taxano Inoo Ahaan Doonto Waxaana Maanta Waxaa Inoo Socon Doona Atooraha Ugu Wanaagsan Anagoo Kasii Wadayno Halkii Oo Inoo Maraayay 1964tii Waana Mid Aan Usoo Qoreyno Mid Toban Sano Sida 1954 Ilaa 1964 Sidaa Ayuu Taxane U ahaan Doonaa.

Marka Hore Xogaha Ku Saabsan Atoorabaha Ugu Wanaagsan Iyo Yaa Iskoorada Wada.

Abaalmarinta Atooraha Ugu Wanaagsan Waxaa Ugu Badan Dilip Kumar Iyo Shahrukh Khan Oo Min 8 Jeer Ku Guulaysteen,

Dilip Kumar Waa Xidiga Kaliya Ee Saddex Jeer Oo Isku Xigta Ku Guulaystay Abaalmarintaan Wuxuuna U Tartamay 19 Jeer.

Shahrukh Khan Ayaa Abaalmarintaan U Tartamay 28 Jeer, Amitabh Bachchan Ayaa Ah Shaqsiga Sedexaad Ee Abaalmarintaan Ku Guulaystay Asigoo U Tartamay 29 Jeer Helayna 5 Jeer, Abaalmarintaan Oo Qofka Ugu Dambeeyay Noqday Ee Ku Guulaysta Kuna Qaatay Filimkiisa Dangal Ayaa Kaalinta Afaraad Ku Jiray Wuxuuna Sadex Jeer Ayuu Ku Guulaytay.

Hoos Ka Arag Sawir Hore Ee Abaalmarintaan La Xariira.

 

Hoos Ka Arag 10-ka Qof Ee Ugu Horeysa Ee Ku Guulaysata Filimfare Awards sanadaha 2010 Ilaa 2017

  • 2010 – Amitabh Bachchan (Paa)
  • 2011 – Shahrukh Khan (My Name Is Khan)
  • 2012 – Ranbir Kapoor (Rockstar)
  • 2013 – Ranbir Kapoor (Barfi)
  • 2014 – Farhan Akhtar (Bhaag Milkha Bhaag)
  • 2015 – Shahid Kapoor (Haider)
  • 2016 – Ranveer Singh (Bajirao Mastani)
  • 2017 – Aamir Khan (Dangal)

Waxaa Maanta Intaas Ku Eg Qaybta Atooraha Ugu Wanaagsan Ee Filmfare Sanadaha 1954 Ilaa 2017 Barri Waxaan Hada Ka Hadli Doonaa Atariishooyinka Abaalmarintaan Ku Guulaystay Laga Soo Bilaabo 1954 Ilaa 2017.

Waad Ku Mahadsan Tihiin La Socodkiina Iyo Dhiiro Galintiina!

 

SHARE

Leave a Reply