(Dib Umilicsi) 20 Sano Ee Filimka Ishq Iyo Shan Muuqaal Oo Kugu Qasbayso Inaa Caawaba Aad Filimka Markale Ku Cishato

Sanadii 1997dii Director Indra Kumar Filimkiisa Ishq Ee Isla Jileen Sida Aamir Khan, Ajay Devgn, Juhi Chawla Iyo Kajol Ayaa Dhamaystay Labaatan Sano Saas Ay Tahayna Waa Mid Kamid Ah Filimada Ugu Shactirada Badan Ee Bollywood-ka Sameeyeen Filimka Ayaa Waxaa Doorka Ay Xidigaha Ku Jilaayeen Uu Kala Ahaa Sida Raja (Aamir), Ajay (Ajay Devgn), Madhu (Juhi Chawla) and Kajal (Kajol), Waxaana Jiray In Mid Mid Kale Uu Jacayl U Qaadaayo Laakin Ay Waalidiinta Ay Ku Cilaayaan Aamir Khan Iyo Kajol In Aysan Lacag Lahayn Isku Xirka Filimka Ayaa Ah Mid Usababay Filimka Inuu Gaaro Guul Weyn Sanadaas.

Marka Laga Soo Tago Xidigahaas Waxaa Iyanna Jireen Xidigo Aan La Hilmaamikarin Sida Johnny Lever, Tiku Talsania, late Sadashiv Amrapurkar Iyo Dalip Tahil Oo Filimka Door Muhiim Ah Ku Lahaa Filimka Waxaa Lagu Qarash Gareeyay 11 crore Wuxuuna Keenay Lacag Dhan 45 Crore Wuxuuna Sidaa Ku Galay Filimadii Sanadii 1997dii Lacagaha Ugu Badan La Imaaday.

Heesaha Filimka Ayaa Xiligaas Iyana Noqdeen Mid Cajiib AHaa Oo Lawada Jeclaa Sida Neend Churai Meri, Humko Tumse Pyaar Hai Iyo Dekho Dekho Jaanam Oo Ilaa Hada Somalia OO Aan Joogno Laga Jacayl Yahay.

 

Hadaba Hoos Waxaan Idin Kugu Haynaa Muuqaalo Kugu Qasbaayo HAdii Aad Daawato Inaa Filimka Caawo Asigoo Af Soomaali Ah Inaa Daawato Ee Hoos Ka Daawo.

Aragtidaada Qaybta Hoose Noogu Reeb.

Dhamaad.

 

SHARE

Leave a Reply