Atif Aslam

Image result for Atif AslamAtif Aslam

Wuxuu Dhashay 12 March 1983dii Muhammad Atif Aslam Oo Masraxa Loogu Yaqaano Atif Aslam Waa Heesaa Pakistani Iyo Heeso Qore Wuxuuna Xirfada Heesa Ku Bilaabay Album-kiisa Koowaad Ee Sanadii 2004tii Kaasi Oo Hit-ka Noqday Heestiisa Ugu Horeysay Ee Bollywood Waxay Ahayd  Woh Lamhey Ee Filimka Mahesh Bhatt Zeher Wuxuu Kaloo Dhax Dhaxaadiye Kaga Soo Muuqday Show Heeso Ah Oo La Dhaho Sur Kshetra Oo Dubai Lagu Duubay Lagana Siidaayay, Atif Aslam Wuxuu  Abaalmarin Ka Helay Shirkadaha  Screen Awards, GIMA Awards iyo Filmfare Awards.

10kiisa Hees Ee Ugu Caansan Waxaa Ka Mid Ah…

  • Woh Lamhe
  • Tere Bin
  • Tu Janne Na
  • Jeena Jeena
  • Tere Sang Yaara
  • Piya O Re Piya
  • Jeena Laga Hoon
  • Pehli Dafa
  • Be Intehaan
  • Kaun Hu Main

 Related imageRelated image

SHARE

Leave a Reply