Armaan Malik

Related image

Armaan Malik

Wuxuu Dhashay 22 July 1995tii Armaan Malik Waa Heesaa Nooca Playback Singer Oo Heesaha Jacaylka Ku Xeel Dheer Wuxuuna Ka Soojeedaa Famil Bollywood-ka Miisaan Ku Leh Wuxuu Qaatay 100–200 Hees Heesaha Ugu Caansan Waxaa Kamid Ah NainaTumhe Apna Banane Ka and Wajah Tum Ho Wuxuu Abaalmarin Ka Helay Shirkadaha GIMA Awards, Big Star Entertainment Awards and Filmfare Awards

Heesihiisa Ugu Caansan Waxaa Ka Mid Ah…

  • Wajah Tum Ho
  • Oye Oye
  • Kuch Toh Hai
  • Mujhko Barsaat Banalo
  • Jab Tak
  • Kaun Tujhe
  • Koi Ishara
  • Dil Mein Chuppa Lunga
  • Tumhe Apna Banane Ka
  • Bol Do Na Zara

Image result for Armaan Malik

Related image

Image result for Armaan Malik

 

SHARE

Leave a Reply