Arjit Singh

Related image

 Arjit Singh

Waxa uu dhashay April 25, 1987 (da’diisa 30) Waa Heesaa Music-giiste Duube Iyo Music Habeeye Sida Hoose Wuxuu Ku Heesaa Luqadaha India Iyi Bengali Waxaana Lagu Yaqaana Inuu Leeyahay Cod Degan Iyo Nafsada Dhax Jibaaxa Wuxuuna Si adag Ugu Dhax Milmaa Heesaha Wuxuu Xirfada Heesaha Ku Bilaabay Filimada Golmaal 3, Crook Iyo Action Replayy Arijit Heesta Uu Ku Soo Caan Baxay Waxay Ahayd Tum Hi Ho Ee Ku Jirta  Aashiqui 2.  Wuxuuna Ku Qaatay Abaalmarino Sida Filmfare Award for Best Male Singer.

Tobankii Heeso Ee Ugu Caansan Waxaa Ka Mid Ah…

  • Tum Hi Ho
  • Kabhi Jo Baadal Barse
  • Kabira
  • Muskurane
  • Suno Na Sangmarmar
  • Sooraj Dooba Hai
  • Aaj Phir
  • Channa Mereya
  • Enna Sona
  • Phir Bhi Tumko Chahunga

Related image

Image result for Arijit Singh

SHARE

Leave a Reply