Ankit Tiwari

Related image

Ankit Tiwari

Ankit Tiwari Waa Heesaa Iyo Music Hagaajiye Wuxuu Xirfadiisa Ku Bilaabay Inuu La Shaqeeyo  Pradeep Sarkar,  Oo Ka Caawiye Inuu Heesaha Ugu Sameeyo Show-ga TV-yada Ka Baxa Wuxuu Shaqadiisa Bollywood-ka Ugu Horeysay Uu Ka Qabtay Ay Tahay Hees Uu Usameeyay Filimkii  Do Dooni Chaar 2013kii Wuxuu Soo Saaray Heestii Sunn Raha Hai  Ee Filimkii Aashiqui 2 Taasi Oo Ugu Tartamay Filmfare Awards Kuna Guulaystay Best Music Director Award Wuxuu Abaalmarino Ka Helay Shirkadaha Filmfare Awards, Big Screen Awards iyo IIFA Awards.

Heesihiisa Ugu Caansan Waxaa Ka Mid Ah…

  • Sunn Raha Hai
  • Galliyan
  • Tu Hai Ke Nahi
  • Katra Katra
  • Tu Jo Hai
  • Piya Aaye Na
  • Ishq di Latt
  • Aao Na
  • Dhoom Dhoom
  • Mana Tujhi Ko Khuda

Related image

 

Image result for Ankit Tiwari

Related image

 

SHARE

Leave a Reply