Aishwarya Rai Bachchan ayaa quruxda midabka madoow -beauty in black- kaga yaabsatay Indian Film Festival of Melbourne (IFFM).

Aishwarya Rai Bachchan ayaa soo jiidaday ama kasbaday indhaha taageerayaasheeda kadib markii lagu casuumay si weyna loogu soo dhaweeyey dabaaldaga xafladaasi sanad laha ah ama loo yaqaano Indian Film Festival of Melbourne (IFFM). 

Atiriishataani ayaa ku labisneyd saari madoow, saako dheer oo dahabi ah, iyo goono cad, taasoo u sare qaaday muuqeeda heer sare oo wacan.

Aishwarya rai ayaa ku mudeysaday abaal marin oo qaali ah iyo sharaf wanaag, atariishadaan ayaa lagu sharfay in ay xirig furto calanka dalkeeda india.

IFFM Indian Film Festival of Melbourne oo ah xaflad sanadeed oo lagu qabto magaalada Melbourne, Australia.

SHARE

Leave a Reply