Airport Style kii ee bishii August:Dhoor jilaayayaal ayaa la qiimeeyay qaab labiska ee ku safraan. kagabogo halkaan.

Waxaa jiray dhoor jilaayayaal oo usugu jira Atoorayaal iyo walibo atariishooyin ku waasoo safaro kala duwan galaayey hadabo maxaa keenay in lasoo qaato kuwaani iyadoo la ogsoon yahay in malintii ey safraan dad aad u badan oo caan ah…. waxa keenay in laxusho jilaaya yaashaan hoos ku xusan ayaa keentay in ey soo xerteen labis aad u soo saaray quruxdooda waana tan keentay in ey dad badan ku day sadaan…. hadaba kala soco qeebta hoose aan ku soo bandhignay dhamaantood.

Ranveer singh ayaa u libistay si aad u qurbadanxili uu safar ahaay libiskaan uu qaatay ayaa u  ekeesiiyey qof kale asagoo xertay dhar wada madow (All black style) mitaas uu ku micneeyey in uu aad ugu helo xerashada dharkaasi wuuna sii raaciyey in ey soo saareeso midabkiisa cad.

Asagoo style kiisa ku gundatay score ah 4.

 

 

Katrina Kaif: Ayaa iyada neh kulabisneed dhar nooca badow ah xili ey safar aheed qudheeda lakiin maxey xerneed dharka nooca looyaqaano soprts style oo madow Katrina ayaa hore looga baranin nin ey ku safarto dharkaan camal iyadoo soo saaray dhamaan qaab dhismeedka jirkeeda iyo quruxdeeda intaba mar wax laka weydiiyey ayey ku jawabtay waan jeclahay xerashada dharka sports style ka siiba dharka madow marka uu siiyahay waana ku qanac sanahay xerashihiisa. I yadoo style keeda ku guntaday score ah 2.

Sara Ali Khan: Mar ey magaalada ka safreesay ayey xeratay surwal jeans ah oo jilbaha iyo cajiraha ka jeejeexan, Fanaanad cad oo kuwa jiid jiidma ah oo garbaha ka furan iyo kuwo yar oo dhulka kudhagan wax Make up eh oo sidaas ah neh meesan mar sanin waxaa lagaaqaday sawiro xili aad moodo in ey dag dag santahay Sara wax fursad eh maloo helin oo laku weydiiyo sualo la xariiro xaga iyo labis keeda lakiin run ahaan war baahinta ayaa ku amaanay in ey siwacan uku sobaxday labiskeeda. I yadoo style keeda guntaday score ah 3.

Arjun Kapoor: Waqti uu ku wajahanaay in uu safro Arjun ayaa ku xarakoonayey dhar aad u gusoobaxay quruxdiisa Jilaay Arjun Kapoor ayaa xernaay fanaanad sawir leh oo kuwa qafiifkaa iyo surwal jeans ah oo madow iyo kuwo midabkiisu yahay kafey iyo Okiyal rey band ah

.Mar laka weydiiyey sualo la xiriiro style kiisaan ayuu ku mic neeyey in uu ka helo in uu xerto dharkaan waliba waqtiya uu safraayo oo raaciyey Mr Arjun. Asagoo style kiisa guntaday score ah 3

Ileana D’Crus: Ileana oo ah atariishadii jishay filimka Baadshaho ayaa xili ey safreesay kusoo labisatay labis yar oo cajaa ib ah oo aad u qurux badan iyadoo xerneed jakad yar oo blue jeans ah iyo saako (shift dress ) iyo kabo cadaan ah (white sneakers) aad ayey neh uku soo baxeesay labiskaada.

Iyadoo style keeda ku guntaday score ah 3

 

Kriti Sanon: Waxaa sidaan ugulabistay Sukriti Grover iyadoo uku labistay dharka ah gaduud iftiimaayo  fanaanad canbuur (T-Shirt dress) iyo kabo cad ah (white sneakers) makeup ka kamuuqday ayaa ahay mid iska meel dhaxaad ah iyo tinteeda oo qaab wacan looku habeeyey.

Iyadoo style keeda ku guntaday score ah 4

 

 

 

Arjun Rampal: Ayaa xernaay dhar aad u qosol badan lakniin style kiisa soo saaray xili uu ahaay safar sida kaaka muuqado saiwr ka ayaa Arjun uu xeran yahay fanaanad dhaxmeed kuwa leh koofiyada oo qafiif ah, surwaal tuuta ah iyo kowo cad cad oo (white sneakers ) dharka noocan ah ayaa dalka Hinda looga yaqanaa “dharka waayeelada sports ka” midaas oo kutusineeso in marka ey xertaan dadka da’da ah marka ey jimicsiga sameenayaan. lakiin Arjun waa kuu kusoobaxay style kiisa dharkaan.

Asagoo stylekisa guntaday schore ah 4.

 

SHARE

Leave a Reply