Aditi Singh Sharma

Related image

DhalatayJune 2, 1986 (da’deeda waa 31), dhalashadeedu waa India.

Aditi Singh Sharma Waa Heesaa caana Oo si weyn loo wada yaqaano waxeyna Kusoo Baxday Heesteeda Cusub OO Ay Ka Qaaday Filimka Dev D. Waxay Kaloo Hees Ka Qaaday Filimada Mere Brother Ki Dulhan, Vicky Donor, Heroine, Dhoom 3, Holiday, Roy, Azhar, Force 2, Iyo Kuwa Kale Waxayna Sidaa Ku tahay Qof Soo Galay Liiska Hesaayaasha Ugu Wanaagsan Ee Bollywood-ka…

  • Abaalmarinteeda: GIMA Award for GiMA MTV Viewers Choice.
  • Heesaheeda kuwa ugu wanaagsan.

Befikra

2016                                                 Related image

Bekhudi
Teraa Surroor · 2015
                                                                   Related image
Sooraj Dooba Hain
Roy · 2015
Oye Oye
Azhar · 2016
Dhoom Machale Dhoom
Dhoom:3 · 2013
Sau Tarah Ke Revisited
Dishoom · 2016
Haathon Mein Thhe Haath
Mubarakan · 2017
Offo
2 States · 2014
Dhat Teri Ki
Gori Tere Pyaar Mein (Original Motion Picture Soundtrack) · 2013
Dil Hua Besharam
2017
Choomantar
Mere Brother Ki Dulhan · 2011
Main Heroine Hoon
Heroine · 2012
Blame the Night
Holiday (Original Motion Picture Soundtrack) · 2014
Shaadi Wali Night
Calendar Girls · 2015
Aali Re
2010
Touch My Body
Alone · 2015
SHARE

Leave a Reply