28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

xanta jilaaga

Qof Walba OO Ka Tirsan Bollywood Town Oo Xali Yimid Ama Ku Kor Socday Rooga Guduudan Ee Filmfare Style and Glamour Awards Wuxuu Ahaa Mid Isku Arkaayay Inuu Yahay Qofka Ugu Dharka Qurxoon Warbixintii Tan Ka Horeysay Ayaan Waxaan...
The Filmfare Style and Glamour Awards Ayaa Xali La Qabtay Waxaana Iskugu Imaadeen Hablaha Ugu Shidan Bollywood Town Sida Kareena Kapoor Khan Katrina Kaif, Hrithik Roshan, Jacqueline Fernandez, Waxaa Iyanna Qayb Ka Ahayd Gabadha Ku Guulaysatay Miss World Manushi...
Mar Labaad Waxaa Bilaabatay Hadalka Qof Jeclaysi Inuu Wali Ka Jiro Bollywoodka Ama La Hadal Haayo Eragaan Waana Earay Ka Imaaday Xidigta Xili Walba Ka Hadasha Arimaha Dhabta Ee Ka Taagan Bollywood-ka Waana Kangana Ranaut Dhinaca Kale Waxaa Ugu...
Waa December Waana Bisha Ugu Dambeysay Ee Sanadka Waqtigga Ayaa Kugu Dhaafaayo Si Dhaqsi Ah Shali Ayay Ahayd Markii Aan La Heen Waa Sanada Cusub Ee 2017da Waxaana Hada Joognaa Isla Sidii Aan Sanadaan Usoo Dhaweynay Aan U Imaano...
The King of Romance, Shah Rukh Khan Ayaa Soo Wada Barnaamijkiisa Cusub Ee TED Talks India Ee Loogu Magacdaray Nayi Soch Hawadana Soo Gali Doono 10 December Waxaana Laga Sii Deen Doonaa TV-ga Star Plus, Xidiga Ra'one Ayaa Ah...
Sanadii 1997dii Director Indra Kumar Filimkiisa Ishq Ee Isla Jileen Sida Aamir Khan, Ajay Devgn, Juhi Chawla Iyo Kajol Ayaa Dhamaystay Labaatan Sano Saas Ay Tahayna Waa Mid Kamid Ah Filimada Ugu Shactirada Badan Ee Bollywood-ka Sameeyeen Filimka Ayaa...
Salman Khan Iyo Katrina Kaif Ayaa Si Wadajir Ah Ugu Soo Wada Laabtay Mudo Shan Sano Kadib Filimka Tiger Zinda Hai Oo Bishaan December 22 La Daawan Doono Sidoo Kale Waa Filim Ay Cid Walba Indhaha Ku Hayso Lana...
Salman Khan aka Bhai Jaan of Bollywood Ayaa Booqasho Ku Tagay Studiyaha Mehboob Studios Ee Ku Sugnaayeen Kooxda Filimka Fukrey Salman Khan Kaliya Lama Sheekaysan Kooxda Filimka Wuxuu Kaloo Talo Kasiiyay Heesta Filimka Ku Jirta Ay Soo Socota Ee...
Waa Wax Fudud Inaa Aragto Sababta Uu Manish Malhotra Kareena Kapoor Kahn Ugu Xusho Modelka Xidigta Quruxlayda Oo Sanadii Hore Noqotay Hooyo Ayaa Dhawaan Dhameysay Duubista Filimkeeda Veere Di Wedding, Kadib MArkii Ay Iska Soo Dhigtay Culayskii Ay Ka Dhaxashay Uurkeeda,...
Waa Wax Wanaagsan Inaa La Timaado Wax Shaqsi Ahaantaada Kuu Wanaagsan Hadana Soojiidasho Leh Waxa Qeyxikara Dadnimadaada Waa Dharka Qurxoon Ee Aad La Timaado, Waxaana Intaas Usoo Dharaan Dhariyay Inaa Idin Hayno Xidigaha Todobaadkaan Soo Xirteen Dharka Ugu Qurxoon...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News