28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

wararka

Singham star suriya ayaa maanta udabaaldegaya dhalashadiisa 42aad  asigoona maanta oo kale 23 july 1975 dhashay Waxaana familkiisa iyo khudhiisa ay maanta udabaaldegayaan dhalashadiisa waxaana intaa sii dheer in maanta lasoo bandhigay aragtida koowaad ee filimkiisa xige ee thaana sernth...
Inta badan ma dhacdo in jilaa uu nafsad ahaantiisa filim isku maamuuso yet shahrukh khan ayaa nasiib taas u yeeshay maahan hal ama labo waa sadex jeer  waraysi uu la yeeshay Rajeev  masand shahrukh khan ayuu kaga hadlay sida...
filimkaan munna michael ayaa jimcahaan la saaray theatre-da dalka hindiya iyo caalamka waxaana wada hogaaminaayay tiger shroff wuxuuna ahaa filim rajo ahaan lafilankaray in uu ganacsi fiican keeno laain sida uu ku bilaabmay ayaa rajo xumo galisay kooxda filimka...
Arjun kapoor iyo sonam kapoor waa ilmo adeer waxaana kala dhalay labo walaal oo kala ah boney kapoor iyo anil kapoor waana labo fanka isku qadariso marka laga soo tago inay familyahiin anil kapoor ayaa waxay jimcahaan filim isla...
Om shanti om kama mid ahan filimada ugu fiican ee hindi jileen laakin wuxuu helay doorasho xaga erayada filimka oo can noqday sida “Ek chutki sindoor ki keemat tum kya jaano Ramesh Babu” eregaan oo wali la xasuusto lagayaabaa inay...
Arjun kapoor iyo anil kapoor ayaa gaaray barnaamijka riwaayada ee neelu ki shaadi waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Mithun Chakraborty  wuxuuna labadooda u rajeeyay in guul oo ku aadan filimkooda soo socda ee Mubarakan ruwaayada ayaa  ku saabsaneed hooyo...
Imtiaz ali filimkiisa jab harry met segal ay hogaamiye ka yihiin shahrukh khan iyo anushka Sharma ayaa maanta la horgeeyay gudigga filimada faafreeba Filimkaan oo la daawan doono 4 august ayaa la siiyay shahaadad certificate oo ah in uu qof...
Taimur ali khan shahrukh khan iyo priyanka chopra ayaa kamid ah shanta ugu sareysa ee saameynta todobaadkaan ku reebay instagramaha Dhab ahaan marka laga hadlo instagramaha todobaadkaan wuxuu ahaa mid aan lagu caajisin sikastaba ha ahaatay waxaa jira dad yar...
Xidiga tollywoodka jr ntr ayaa dhalashada wiilkiisa nandamaru abhay ram kula qaatay barnaamijkiisa bandhigga xaqiiqiga ah ee big boss wuxuuna willkiisa maanta u noqonaysaa dhalashadiisa labaad asigoo booqasho lama filaan ah oo ay la socoto hooyadiisa iyo qaar kamid...
Labadaan filim ee toilet ek prem katha iyo jab harry met sejal ayaa balanta ahayd in la daawado 11 august ee todobaadyo ka dib inkastow markii dambe la kala weyciyay shahrukh khan ayaa filimkiisa lasoo hormariyay oo la daawan...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News