28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

wararka

The King of Romance, Shah Rukh Khan Ayaa Soo Wada Barnaamijkiisa Cusub Ee TED Talks India Ee Loogu Magacdaray Nayi Soch Hawadana Soo Gali Doono 10 December Waxaana Laga Sii Deen Doonaa TV-ga Star Plus, Xidiga Ra'one Ayaa Ah...
Sanadii 1997dii Director Indra Kumar Filimkiisa Ishq Ee Isla Jileen Sida Aamir Khan, Ajay Devgn, Juhi Chawla Iyo Kajol Ayaa Dhamaystay Labaatan Sano Saas Ay Tahayna Waa Mid Kamid Ah Filimada Ugu Shactirada Badan Ee Bollywood-ka Sameeyeen Filimka Ayaa...
Salman Khan Iyo Katrina Kaif Ayaa Si Wadajir Ah Ugu Soo Wada Laabtay Mudo Shan Sano Kadib Filimka Tiger Zinda Hai Oo Bishaan December 22 La Daawan Doono Sidoo Kale Waa Filim Ay Cid Walba Indhaha Ku Hayso Lana...
Pawan Kalyan Filimkiisa Xiga Ayaa Loo Bixiyay Magac Cusub Filimkaan Jacaylka Oo Uu Wado Xidiga Reer Koonfurta Pawan Kalyan Ayaa Loogu Magac Daray Agnyaathavaasi Waa Filim Uu Ku Jilaayo Qof Shaqadiisa Ay Tahay Arimaha IT-da. Xidiga Ayaa Maanta Magaca Filimkiisa Cusub...
Salman Khan aka Bhai Jaan of Bollywood Ayaa Booqasho Ku Tagay Studiyaha Mehboob Studios Ee Ku Sugnaayeen Kooxda Filimka Fukrey Salman Khan Kaliya Lama Sheekaysan Kooxda Filimka Wuxuu Kaloo Talo Kasiiyay Heesta Filimka Ku Jirta Ay Soo Socota Ee...
Waa Wax Fudud Inaa Aragto Sababta Uu Manish Malhotra Kareena Kapoor Kahn Ugu Xusho Modelka Xidigta Quruxlayda Oo Sanadii Hore Noqotay Hooyo Ayaa Dhawaan Dhameysay Duubista Filimkeeda Veere Di Wedding, Kadib MArkii Ay Iska Soo Dhigtay Culayskii Ay Ka Dhaxashay Uurkeeda,...
Waa Wax Wanaagsan Inaa La Timaado Wax Shaqsi Ahaantaada Kuu Wanaagsan Hadana Soojiidasho Leh Waxa Qeyxikara Dadnimadaada Waa Dharka Qurxoon Ee Aad La Timaado, Waxaana Intaas Usoo Dharaan Dhariyay Inaa Idin Hayno Xidigaha Todobaadkaan Soo Xirteen Dharka Ugu Qurxoon...
Dhabti Fashionka Ayaa Ah Mid Lagu Arko Dhar Qurxoon Ama Mid Ka Duwan Dharka Kale Ee Caadiga Ah MArka Loo Eego Geesta India Xili Hore Ayaa Ka Hirgalay Fashionka, Sanadihii Dambena Waxaa La Lahaa Wuu Uu Hormaray Laakin Sidaasi...
Waxaa Jira Hal Eray Ee Lagu Soo Koobay Sawirada Sida Qaldan Loo Qaaday Todobobaadkaan Waana Sawir Hab Qaldan Loo Qaaday, Waxaa Idin Haynaa Ama Aan Isku Soo Duwnay Sawiradaas Waaana Ka Muuqda Kuwa Caan Ah Sida Shilpa Shetty Varun...
Marka Asalaamu Calaykum Walaal, Marka Xigta Waxaan Idin Ka Raali Gelinaynaa Mudada Labada Bil Ee Aan Waxba La Idin Soo Daabicin Waxaana Noogu BArneedeen Inaa Warar MAdadaalo Iyo Kuwa Kale Aan Halkaan Ka Aqrisato Waxaa Jireen Cilada Oo Aan...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News