28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

wararka

Sida Ay Inoo Sheegeen Kuwa Udhaw Filimka Uu Diector-ka Ka Yahay Hari Ee Saamy Square Uuna Jilaayo Chiyaan Vikram Inuu Xidiga Laba Door Ku Jilaayo Filimkana Waa Qaybta Labaad Ee Filimka super hit-ka Noqday Ee Saamy Oo La Daawaday...
Duubista Filimka Suriya Ee Thaanaa Serndha Koottam Ayaa Ugu Dambeyntii Waxaa Lagu Soo Gabe Gabeeyay Magaalada Chennai Waxaa Dhmaystirka Raacsanaa Hees Ay Wada Duubeen Suriya Iyo Keerthy Suresh Oo Markooda Ugu Horeeyay Ku Midowbeen Filim Uu Director Ka Yahay...
Kadib Markii Uu Akshay Kumar Soo Gaba Gabeeyay Jadwalkii Koowaad Ee Filimka Gold Ayaa Akki Wuxu Bilaabay Jadwalkii Labaad Ee Filimka Wuxuuna Ka Bilaabay Magaalada Mumbai Xidiga Ayaa Waxaa Lagu Arkay Gaoonka Cricket-ka Ee Loo Yaqaan Wadala cricket ground,...
Qof Walba OO Ka Tirsan Bollywood Town Oo Xali Yimid Ama Ku Kor Socday Rooga Guduudan Ee Filmfare Style and Glamour Awards Wuxuu Ahaa Mid Isku Arkaayay Inuu Yahay Qofka Ugu Dharka Qurxoon Warbixintii Tan Ka Horeysay Ayaan Waxaan...
The Filmfare Style and Glamour Awards Ayaa Xali La Qabtay Waxaana Iskugu Imaadeen Hablaha Ugu Shidan Bollywood Town Sida Kareena Kapoor Khan Katrina Kaif, Hrithik Roshan, Jacqueline Fernandez, Waxaa Iyanna Qayb Ka Ahayd Gabadha Ku Guulaysatay Miss World Manushi...
Hadii Aad Tahay Qof Xiiseeya Filimada Action-ka Ah Marka Loo Eego Filimada Ay Bollywood-ka Sameeyaan Waa Kanaa Liiska Filimadaas Ee La Daawan Doono Sanada 2018ka, Arag Xidigaha Bollywood-ka Oo La Imaanayaan Actionmo Halis Ah Oo Is Xig Xiga Dhamaan...
26 January2018ka Waa Maalin Bollywood-ka Ku Weyn Lana Arki Doono Isku Dhaca Ugu Weyn Ee Sanadka Waxaana Fooda Isdari Doono Aiyaary Oo Uu Wado  Sidharth Malhotra Iyo Akshay Kumar Oo Wada Padman Waa Isku Dhaca Koowaad2018 Sanadka Ayaa Ku...
Sameynta filim majirto marwalba way adag tahay. Kapil Sharma oo ka soo baxa filimka labaad ee celluloid, Firangi waa madadaalo jacayl ah, muusig iyo dabaq bulsho. Dhab ahaantii, ma heleyso maaddooyinka saxda ah. Filimka waxaa hogaaminaya Rajiev Dhingra oo...
Mar Labaad Waxaa Bilaabatay Hadalka Qof Jeclaysi Inuu Wali Ka Jiro Bollywoodka Ama La Hadal Haayo Eragaan Waana Earay Ka Imaaday Xidigta Xili Walba Ka Hadasha Arimaha Dhabta Ee Ka Taagan Bollywood-ka Waana Kangana Ranaut Dhinaca Kale Waxaa Ugu...
Waa December Waana Bisha Ugu Dambeysay Ee Sanadka Waqtigga Ayaa Kugu Dhaafaayo Si Dhaqsi Ah Shali Ayay Ahayd Markii Aan La Heen Waa Sanada Cusub Ee 2017da Waxaana Hada Joognaa Isla Sidii Aan Sanadaan Usoo Dhaweynay Aan U Imaano...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News