28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

sheekada filimka

Waxaa maanta tiyaatarada la saaray filimka shactirada badan Poster Boys waana filim fariin waaqici lah lagu dhex lifaaqay shactirada dhawaanahana aflaanta noocaas ah daawadayaasha si wacan ayay usoo dhaweyn jireen. Jilaayaasha: Sunny Deol, Bobby Deol, Shreyas Talpade, Sonali Kulkarni, Samiksha...
  Waxaa maanta tiyaatarada la saaray filimka Daddy ee hogaamiyaha ka yahay Arjun Rampal sidoo kalena looga hadlaayo nolosha Gaangester-kii Arun Gawli. Jilaayaasha filimkaan: Arjun Rampal, Aishwarya Rajesh, Rajesh Shringarpore, Nishikant Kamat, Farhan Akhtar Director: Ashim Ahluwalia Muxuu ku wanaagsan yahay filimka Daddy:...
Munna Michael ayaa ah filim dadka indhahooda in badan soo jiiday, filimkaan ayaa qeybahiisa kala ah action, dance film, waxaana director ka ah Sabbir Khan waxaana soo saare ka ahaa Viki Rajani iyo Eros International. Kaartada filimkaan ayaa inooga dhax muuqda aktaradaan Tiger Shroff, Nidhhi...
  Filimkaan Mubarakan ayaa dhawaan soo baxaayey sanadkaan 2017-filimkaan ayaa qeybahiisa waxa ay kale yihiin Jaceyl iyo Shactiro, Mubarakan ayaa waxaa director ka ah  Anees Bazmee waxaa na soo saare ka ah Sony Pictures Networks Productions, Murad Khetani iyo Ashwin Varde. Filimkaan ayaa doorkiisa muhiimka ah dheelaya Anil Kapoor,...
  Jagga Jasoos ayaa soo baxaayey sanadkaan 2017, filimkaan ayaa dareenkiisa guud u muuqdey sidaa tan dagaal, jaceyl iyo shactiro ba, filimkaan ayaa waxaa qoray director-na ka ahaa Anurag Basu, waxaana soo saare ka ahaa Basu iyo Ranpir Kapoor. kaartada filimkaan ayaa ka...
Waxaad moodaa Filimada Tayada wanaagsan sida sheeko ahaan tariiq ahaan iyo waliba leh jilis wanaagsan in laga helaayo Koonfurta Hindiya kaliya madaama Vikram Vedha aad loowada sugaayo filimkaas oo sheeko ahaan aad looku sii riyaaqsan yahay. Filimka Vikram Vedha waxaa...
Munna Michael Waxaa sirasmi ah loosaaray diyaatarada waaweyn ee dalka Hindiya filimkii sidaweyn loosugaayey ee Munna Michael. Filimka Munna Michael waxaa jilaaya dad badan laakin inta sida weyn ugu muuqato hadaan mid iyo laba kasoo qaadano waxaa kamid ah . Jilaayaasha oo...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News