28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

Fashion Actors

Vaani Kapoor oo dhawaanahaan bo maqarsooneed saaxada bandhigeed ayaa dib usoo laabatay iyadoo soo bandhigtay qurux jir ahaaneed oo aad looku daba dhacay Fashion ka iyo Style ka ey soo bandhigtay ayaa dad badan oo hore ugu sii jeesan...
Kriti Sanon ayaa u eg mid kudaahday qaadashada dalxiiskeeda marka hore ayey Kriti ku bilaawatay dalxiis keeda wadanka Spain goor lafilaayey in ey kasoo lawaneeso dalkaasi ayaa barteyda Instagram soo dhigtay iyadoo ku raxeesaneeso wadanka aadka u quruxda badan ee Sandalada Oman sawirka ayaa...
Kulan aad iyo aad u xiiso badan ayaa dhaxa maray 2 goox oo kala ah Bollywood FC iyo kooxda Barlamaka FC dalkaasi (Parliamentrian FC) Kulankaan oo aad iyo aad u xiiso badnaay ayaa waxaa la sheegay in uu lahaay isku...
Esha Gupta: Sawiradii xayeey siinta ee Esha Gupta oo soo bandhigtay isbucaan oo ahaay mid aad iyo aad u shidan hadaba halkaan kaga bogo warbixitaasi oo dhameestiran. Miss Esha Gupta  hore waxa ey ugu guuley satay (Miss India) Awaal marinta quruxda...
Sonakshi Sinha:oo soo bandhigtay qurux mucjiso  laku tilmaamay goor ey samee neesay xayeesiin dhinaca dharka ah.   Hadaba waa Sonakshiye ayaa ha shiqsi madab aad u qurux badan leh siiba madabkauku qaalisay oo ah madabka dahabiga ama (Gold color) oo illahay kumaneestay...
Isbuucaan waxaa la soo saaray qaar kamid ah jilaaya yaasha uku caan san sawiradooda waliba ayaga oo si lama filaan ah looga qaaday waxaana ka mida ah jilaaya yaashaas oo aan soo ban dhigi doono iyo waliba qaaka looga...
Priyanka Chopra oo soo ban dhigtay style cusub oo qurux badan ku na micneesay oraah yaab leh oo ilaa iyo maanta qof bini aadam eh kudhiiran arinkaas oo kale xitaa qof kufikirto ee san jirin walo eey iyada jeclaatay...
Waxaa jiray dhoor jilaayayaal oo usugu jira Atoorayaal iyo walibo atariishooyin ku waasoo safaro kala duwan galaayey hadabo maxaa keenay in lasoo qaato kuwaani iyadoo la ogsoon yahay in malintii ey safraan dad aad u badan oo caan ah.......
Jacqueline Fernandez Ayaa Lagu Tiriyaa Kuwa Ugu Soo Bandhigida Wanaagsan Xaga Style-ka Waxay Halgan U Gashaa Inay Fashion Cusub La Timaado Kuna Darso Waa Qof Udhalatay Dalka Srilanka. Jacqueline Fernandez  Ayaa Leh Qosol Dabiici Ah Jir Fresh Ah Iyo Kalsooni Sare...
Aishwarya Rai Bachchan ayaa soo jiidaday ama kasbaday indhaha taageerayaasheeda kadib markii lagu casuumay si weyna loogu soo dhaweeyey dabaaldaga xafladaasi sanad laha ah ama loo yaqaano Indian Film Festival of Melbourne (IFFM).  Atiriishataani ayaa ku labisneyd saari madoow, saako dheer...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News