28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

box office

Waxaa muda sanado ah laga jooga in aan hal filim lagu wada arkin labada walaalo sunny deol  bobby deol iyo ninka kale ee filimada dhinaca shactirada laga siiyo Shreyas Talpade sidoo kalena director filimka ka ah  iyadoo taasi jirtay...
filimkaan munna michael ayaa jimcahaan la saaray theatre-da dalka hindiya iyo caalamka waxaana wada hogaaminaayay tiger shroff wuxuuna ahaa filim rajo ahaan lafilankaray in uu ganacsi fiican keeno laain sida uu ku bilaabmay ayaa rajo xumo galisay kooxda filimka...
Arjun kapoor iyo anil kapoor ayaa gaaray barnaamijka riwaayada ee neelu ki shaadi waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Mithun Chakraborty  wuxuuna labadooda u rajeeyay in guul oo ku aadan filimkooda soo socda ee Mubarakan ruwaayada ayaa  ku saabsaneed hooyo...
Imtiaz ali filimkiisa jab harry met segal ay hogaamiye ka yihiin shahrukh khan iyo anushka Sharma ayaa maanta la horgeeyay gudigga filimada faafreeba Filimkaan oo la daawan doono 4 august ayaa la siiyay shahaadad certificate oo ah in uu qof...
Labadaan filim ee toilet ek prem katha iyo jab harry met sejal ayaa balanta ahayd in la daawado 11 august ee todobaadyo ka dib inkastow markii dambe la kala weyciyay shahrukh khan ayaa filimkiisa lasoo hormariyay oo la daawan...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News