28 C
Mogadishu
February, 20 Tuesday

Best Film Singers

Dhalatay: November 18, 1979 (da'deeda waa 37),Magaalada Delhi Ee dalka India.. Neeti Mohan: Meel Cad Ayay Kasoo Gashay Kadib Markii Ay Ku Guuleysatay Barnaamijka Heesaha Ah Ee Ee Popstars, Waana Qof Kusoo Indho Qaaday Ninka Music-ga Loogu Haray Ee Ar Rahman Waxayna...
Dhalatay: March 23, 1978 (age 39), Lucknow, India Kanika Kapoor: Ayaa Ah Qof Si Dhaqsi Ah Magac Ku Heshay Bollywood-kana Ka Dhax Xamaalada Waxayna Caan Ku Noqotay Heesteeda Babydoll Oo Ku jirta Filimka Rajini Mms 2 Waxay Ku Qaadatay Heesaaga Ugu Wanaagsan...
Dhalatay: April 11, 1984 (da'deeda waa 33), Jamshedpur, India Shilpa Roa: Waa heesaa indian ah Waxayna Ku Dhalatay kuna soo barbaartay Gobalka Jamshedpur Shilpa Roa Ayaa timid mombai iyadoo jirta 13sano, Fanaanadaan ayaa master ka qaadatay St. Xavier's College ee magaladaasi mumbai....
Dhalatay: June 2, 1986 (da'deeda waa 31), dhalashadeedu waa India. Aditi Singh Sharma Waa Heesaa caana Oo si weyn loo wada yaqaano waxeyna Kusoo Baxday Heesteeda Cusub OO Ay Ka Qaaday Filimka Dev D. Waxay Kaloo Hees Ka Qaaday Filimada Mere...
 Arjit Singh Waxa uu dhashay April 25, 1987 (da'diisa 30) Waa Heesaa Music-giiste Duube Iyo Music Habeeye Sida Hoose Wuxuu Ku Heesaa Luqadaha India Iyi Bengali Waxaana Lagu Yaqaana Inuu Leeyahay Cod Degan Iyo Nafsada Dhax Jibaaxa Wuxuuna Si adag Ugu...
Sonu Nigam Wuxuu Dhashay 30 July 1973 Sonu Nigam Waa Heesaa Sameeya Playback Singer Oo Ku Heesa Luqadaha India Iyo Kannada Wuxuu Ka Qayb Qaatay Tiro Filimo Ah Xidiga Ayaa Xirfada Heesaha Ku Bilaabay O Aasman Wale Ee Filimka Aaja...
Atif Aslam Wuxuu Dhashay 12 March 1983dii Muhammad Atif Aslam Oo Masraxa Loogu Yaqaano Atif Aslam Waa Heesaa Pakistani Iyo Heeso Qore Wuxuuna Xirfada Heesa Ku Bilaabay Album-kiisa Koowaad Ee Sanadii 2004tii Kaasi Oo Hit-ka Noqday Heestiisa Ugu Horeysay Ee...
Honey Singh Wuxuu Dhashay 15 March 1983dii Hirdesh Singh Kaasi Oo Loogu Aqoon Ogyahay Masraxa Honey Singh Ayaa Ah Heesaa Nooca Po-ka Ak Ama Raap-ka Ah, Heeso Sameeye Iyo Jilaa Wuxuu Xirafdiisa Ku Bilaabay Inuu Soo Saaray Album Punjabi Ah...
Ankit Tiwari Ankit Tiwari Waa Heesaa Iyo Music Hagaajiye Wuxuu Xirfadiisa Ku Bilaabay Inuu La Shaqeeyo  Pradeep Sarkar,  Oo Ka Caawiye Inuu Heesaha Ugu Sameeyo Show-ga TV-yada Ka Baxa Wuxuu Shaqadiisa Bollywood-ka Ugu Horeysay Uu Ka Qabtay Ay Tahay Hees...
Armaan Malik Wuxuu Dhashay 22 July 1995tii Armaan Malik Waa Heesaa Nooca Playback Singer Oo Heesaha Jacaylka Ku Xeel Dheer Wuxuuna Ka Soojeedaa Famil Bollywood-ka Miisaan Ku Leh Wuxuu Qaatay 100--200 Hees Heesaha Ugu Caansan Waxaa Kamid Ah Naina, Tumhe Apna...

Stay Connected

0TaageerayaashaLike
0Kala SocotayRaac
1,420Kala SocotayRaac
0Kala SocotayRaac
31,238,123Kala SocotayRaac
4,903,859MacaamiishuMacmiil

Latest News